Monday, May 17, 2010

shariif oo balan qaaday xukuumad cusub

Muqdisho: 17, May.10 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta isaga oo uu garabfadhiyo gudoomiyihii hore ee Barlamanka KMG shir jaraa’id ku qabtay Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa sheegay in maalmaha soo socda uu soo magacaabi doono Xukuumad waxtar leh oo waxbadan ka qabata dhibaatooyinka ka jira wadanka Soomaaliya.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha dowladda KMG waxaa uu soo dhaweeyay iscasiladii uu sameeyay gudoomiyihii hore ee Barlamanka isagoo sheegay in maalmaha soo aadan uu uu dhisi doono xukuumad uu ka mid yahay Sheekh Aadan Madoobe.

Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxaa uu cudur daar ka bixiyay dhibaatooyinka joogtada ka noqday Magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwii ugu dambeeyay ee shalay ka dhacay Muqdisho, isagoo sheegay in loo baahanyahay in Barlamanka iyo xubnaha dowladda ay midoobaan si looga hortago dhibaatooyin uu sheegay in Soomaaliya ay ku hayaan Al qaacida iyo dad taageersan sida uu hadalka u dhigay.

Shalay ayey aheeyd Markii gudoomiyihii hore ee Barlamanka Sheekh Aadan Max’ed Nuur Madoobe uu ku dhawaaqay in ay dhacday xukuumadii KMG kadib markii uu ku eedeeyay in wasiiro ka tirsan xukuumada ay masuul ka ahaayeen buuqii iyo saxawankii hareeyay kalfadhigii Barlamanka ee Shalay ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Friday, June 29, 2007

welcome with open hands suuqaxoolaha maxamed c/llahi

Friday, May 18, 2007

SUUQA-XOOLAHA




XAAFADDA SUUQA XOOLAHHA

Monday, March 5, 2007

naftaadda ka dheeree wal wal iyo walaac kuna soo biir bulshadda xaafadda suuqaxoolaha








deegaan ka sameeso xaafadda suuqaxoolahaa
























suuqaxoolaha waa xafadda ugu amniga badan magaladda muqdisho









welcome whith open hands
































welcome suuqaxoolaha waa warbaahinta umadda somaaliyeed














meel waliba ey joogaan waxan idinku soo dhawenenaa gacmo furan











































































































soo dhawaadda mar labaad

BISHAARO_BISHAARO_BISHAARO


waxaan dhamaan ugu bishareeneenaa umadda soomaliyeed in ey web-kan kala socon doonan wararka iyo siyasada silsiladda ah ee ka tagan wadankeena hooyo haduu alle yiraahdo